Home » Archive Daily April 21st, 2017

Xildhibaan Mahad Salad oo sheegay khatarta Shirka la filayo inuu ka furmo London.

Apr 21, 2017
SHIRKA LONDON: Dabinkii Soomaaliya ka badbaaday 57 sano kahor in maanta lagu rido ma mudna.! Shirka London ee loo balansanyahay horaanta bisha May waxaa lagu soo go’aamin doonaa in Soomaaliya aysan yeelan Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya (Military). Iyada oo Madaxda Qaranka iyo Madaxweyne yaasha Dowlad Goboleedyadu isku raaceen shirkii Madasha ee Mogadishu lagu qabtay 15 – 16 April 2017... 

Madaxweyne Axmed Madoobe oo fuliyay balan qaadkii uu usameeyay Ciyaartoyda Jubbaland.

Apr 21, 2017
Madaxweynaha Dawlad Gobaledka Jubbaland Axmed Mohamed Islaam aya booqdey garoonka ciyaaraha Waamo ee Kismaayo, halkaasi oo dhawaan la dhigey roogga cagaaran ee ciyaaraha ku habboon, balanqaadyadii madaxweynaha ayay ka mid ahayd dhismaha garoomada ciyaaraha. Arintan ayaa wax badan ka qaban doonta baahidii weynayd ee ay qabeen ciyaartoyda jubbaland, oo markii horeba ayagoon garoon fiican haysan wacdaro...