Home » Archive Daily April 23rd, 2017

Eng. Yarisow “UK waxey door hoggaamineed ka qaadatay inay Soomaaliya uga ololeyso caalamka.”

Apr 23, 2017
Muqdisho, 23 April 2017 – Wasiirka Warfaafinta ee Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa shalay kulan dheer la qaatay Safiirka UK ee Soomaaliya David Concar oo ay ka wada hadleen arrimo ay ka mid yihiin horumarinta warbaahinta dalka, Shirka London ee 11ka May iyo arrimo kale. Wasiir Eng. Yarisow ayaa Safiirka UK uga mahadceliyey doorka hoggaamineed ee UK ay ugu ololeyneyso... 

Isutaga Imaaraadka Carabta (UAE) oo yabooh 45 milyan oo dollar u sameeyey shacabka Soomaaliyeed

Apr 23, 2017
Muqdisho, 23 April 2017 – Safiirka dalka Isutaga Imaaraadka Carabta (UAE) ee Soomaaliya Mudane Mohamed Al-Othman oo booqasho ku yimid xafiiska Wasiirka Warfaafinta ee Soomaaliya ayaa la kulmay Wasiir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo ay ka wada hadleen arrimo fara badan. Wasiir Eng. Yarisow ayaa ugu horeyntii uga mahadceliyey safiirka booqashadiisa Wasaarada Warfaafinta, isagoo... 

Boqolaal Qoys oo ku xoolo beelay abaarta Gedo oo Xeryo loogu sameeyey Garbahaarey

Apr 23, 2017
Ku dhowaad dad ka badan ilaa kun qoys oo ku xoolo belay Abaarta ka taagan Gobolka Gedo ayaa Maamulka degmada Garbahaarey oo kaashanaya ururada samafalka iyo dadka deegaanka waxay ilaa iyo afar xero ay ugu sameeyeen Qoysaskaasi oo ku ceyrtoobay Abaaraha waxaa ilaa iyo afar xero  duleedka Degmada. Qoysaskan oo xeryahaasi la dejiyey mudo hada laga joogo ilaa 20 cisho ayaa isugu jira haween, Odoyaal waayeel... 

Madaxweyne Farmaajo oo Baydhabo si weyn loogu soo dhaweeyey

Apr 23, 2017
                Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, waxaana la socday xubno ka tirsan xukuumadda iyo baarlamaanka Soomaaliya. Soo dhoweyn kadib, Madaxweynaha ayaa ugu horreyn ku ammaanay shacabka Magaalada Baydhabo iyo maamulka K/galbeed sida ay...