Home » Archive Daily April 25th, 2017

Duqeymo kale oo laga fuliyay Gobalka Gedo iyo Khasaaro ka dhashay.

Apr 25, 2017
Diyaarado dagaal oo laga leeyahay dalka Kenya ayaa xalay saqdii dhexe duqeyn culus ka geystay deegaano ka tirsan Gobolka Gedo oo ay saldhig ku leeyihiin ciidamada Al- Shabaab. Wararka ayaa sheegaya in diyaaradaha duqeynta geystay ay illaa 9 gantaal ku garaaceen deegaanka War-Gaduud oo u dhow Degmada Ceel Cadde.Dadka deegaanka ayaa sheegaya inay maqlayeen qaraxyo waa weyn, waxaana la ogeyn khasaaraha...