Home » Archive Daily May 2nd, 2017

Dhuumo biyaha roobka ka qaada jidadka magaalada kuna shubaya Badda oo Kismaayo laga hirgaliyay.

May 2, 2017
Marki ugu horaysay in mudo ah ayaa magaalada madaxda Dawlad Gobaleedka Jubbaland ee kismaayo laga hirgaliyay dhuumo Biyaha roobka ka qaada jidadka magaalada oo kuna shubaya Badda. Hormarkan wanaagsan ee malagada Kismaayo ayaa hirgalintiisa waxaa iska kaashaday Maamulka Degmada Kismaayo iyo ganacsatada magaalada.  Read More →