Home » News »

Dhuumo biyaha roobka ka qaada jidadka magaalada kuna shubaya Badda oo Kismaayo laga hirgaliyay.


Marki ugu horaysay in mudo ah ayaa magaalada madaxda Dawlad Gobaleedka Jubbaland ee kismaayo laga hirgaliyay dhuumo Biyaha roobka ka qaada jidadka magaalada oo kuna shubaya Badda.

Hormarkan wanaagsan ee malagada Kismaayo ayaa hirgalintiisa waxaa iska kaashaday Maamulka Degmada Kismaayo iyo ganacsatada magaalada.

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

Comments/ Fikradaha Akhristayaasha

Please publish your comment once, do not reload same comment. Thanks.