Home » Archive Daily May 3rd, 2017

Jubbaland oo noqotay Maamulkii ugu horeyay oo u hambalyeeya Madaxweynaha cusub ee Galmudug.

May 3, 2017
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya, mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa isagoo ku hadlaya Magaciisa iyo kan bulshada reer Jubbaland wuxuu u hambalyeeyay Madaxweynaha Cusub ee Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Ducaale Geelle (Xaaf).  Read More →

Roobab dad iyo duunyo ay ku diirsadeen oo ka da,ay deegaano ka tirsan Gobolka Gedo

May 3, 2017
Saacadahii la soo dhaafey ayaa roobab dadka iyo duunyada ay ku diirsadeen waxay ka kala da’een deegaano badan oo ka tirsan Gobolka Gedo kuwaasi oo bilahii ugu dambeeyey ay ka taagnaayeen abaabro kulul oo saameeyey nolasha dadka iyo duunyada. Aden Maxamed Axmed oo ka mid ah Odoyaasha degmada Garbahaarey ayaa Allgedo u sheegay Deegaanada Roobabka ay ka da’een in ay ka mid yahiin: gudaha Garbahaarey,...