Home » News »

Jubbaland oo noqotay Maamulkii ugu horeyay oo u hambalyeeya Madaxweynaha cusub ee Galmudug.


Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya, mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa isagoo ku hadlaya Magaciisa iyo kan bulshada reer Jubbaland wuxuu u hambalyeeyay Madaxweynaha Cusub ee Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Ducaale Geelle (Xaaf).

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

Comments/ Fikradaha Akhristayaasha

Please publish your comment once, do not reload same comment. Thanks.