Home » Archive Daily May 5th, 2017

Madaxweyne Farmaajo oo Digreeto Rasmi Ah Xilka uga qaadey Hanti Dhowrkii Guud ee Qaranka

May 5, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa waxaa uu saaray xeer madaxweyne oo uu ku aqbalay xilka qaadista hanti-dhowraha ee golaha wasiirrada ee ay ansaxiyeen maalinimadii shaley. Dr. Faarax Nuur ayey khamiistii xilka ka qaadeen golaha wasiirada si baaritaan loogu sameeyo dilka wasiirka Siraaje oo lagu eedeeyay ilaaladiisa, Nuur oo Warbaahinta  la hadlay waxaa uu iska diiday xilka qaadista. Digreeteada...