Home » News »

Madaxweyne Farmaajo oo Digreeto Rasmi Ah Xilka uga qaadey Hanti Dhowrkii Guud ee Qaranka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa waxaa uu saaray xeer madaxweyne oo uu ku aqbalay xilka qaadista hanti-dhowraha ee golaha wasiirrada ee ay ansaxiyeen maalinimadii shaley.

Dr. Faarax Nuur ayey khamiistii xilka ka qaadeen golaha wasiirada si baaritaan loogu sameeyo dilka wasiirka Siraaje oo lagu eedeeyay ilaaladiisa, Nuur oo Warbaahinta  la hadlay waxaa uu iska diiday xilka qaadista.

Digreeteada Madaxweynaha waxaa ay muujineysaa in Dr. Faarax Nuur aanu soo laaban doonin, arrintaas waxaa ay dhalisay muran dastuuri ah.

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

Comments/ Fikradaha Akhristayaasha

Please publish your comment once, do not reload same comment. Thanks.