Home » Archive Daily May 7th, 2017

Warbixin aad halis u ah: Isbaheysiga Rajo “Soomaaliya dal, dad iyo duunyaba waa la waayi doonaa haddii qaybta afaraad ee qorshaha duminta Soomaaliya oo hada bilowga ah uu hirgalo” (Daawo Video)

May 7, 2017
Waraysi  oo xubin ka mid ah isbahaysiga RAJO uu siiyay Talevisionka caalamiga ah ee STN ayuu wuxuu aad u falnqeeyay sida cilmiyaysan ee Soomaliya qaranimadeedii loo dumiyay, iyo qorshaha dahsoon ee Soomalia lala damacsan yahay in eey ku dambayso. Cabdi casis Moxamud oo ka mid ah aasaasayaasha Rajo ayaa wuxuu  tibaaxay in duminta Soomalia eey isu kaashadeen Shisheeya dano dhaqaale ka leh Soomalia...