Home » Archive Daily May 11th, 2017

Wasiir Cabdi Xoosh “Culumada Soomaaliyeed door aad u muhiim ah ayey ku leeyihiin Geedi-socodka dib u eegista Dastuurka”

May 11, 2017
Wasiir Cabdi Xoosh “Culumada Soomaaliyeed door aad u muhiim ah ayey ku leeyihiin Geedi-socodka dib u eegista Dastuurka” Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi ah la qaadatay Culumada Soomaaliyeed oo ay kamid ahaayeen kuwo magac iyo maamuus ku leh bulshada dhexdeeda, ujeedka shirka ayaa ahaa sidii loo dhageeysan lahaa talada Culumada ee ku saabasan... 

Shirkii London oo furmey iyo Farmaajo Balanqaadkii ugu weynaa ka helay Beesha Caalamka

May 11, 2017
Maanta oo Khamiis ah 11-ka May, waxaa ka furmey Magaalada London shir looga hadlayo arrimaha Soomaaliya, waxaa shirka ka qeyb galaya madax ka socota bariga Afrika iyo aduunka, waa shirkii 2aad oo Soomaalida loogu qabto magaalada London 7 sano gudahood. Shirka waxaa xoogga lagu saari doonaa in laga “Habdhiska Amniga Qaranka”  ee dhawaan madaxda Soomaalida ay Muqdisho ku gaareen iyada oo laga ambaqaadayo... 

Beeraleyda Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa iminka bilaabay tacbashada Beerahooda, kadib markii Wabiga Jubba uu biyo keenay.

May 11, 2017
Qaar kamid ah Beeraleyda ayaa la arkayay iyagoo isku diyaarinaya tacabka beeraha si ay uga faa’iideestaan Wabiga Jubba oo haatan ah mid buuxa ,kadib markii sanadkii la soo dhaafey uu biyo yareeyey,taasoo keentay in Matooradii beeraha Jiimada oo dhan ay shaqeyn waayeen. Maxamed Cabdiraxmaan Matow oo ka mid ah Guddiga Beeraleyda Baardheere ayaa Warbaahinta u sheegay in Beeraleyda hadda tacabka bilaabay...