Home » Archive Daily May 17th, 2017

Daawo: Barnaamij xiisa leh oo ka hadlaya sida geela looga dhaqdo Ustaraaliya

May 17, 2017
Hoos waxaad ka daawan kartaa barnaamij xiisa badan oo sanadii tagtay ee 2016 uu wariye Cabdisalaan Harari ka diyaariyay sida geela looga dhaqdo wadanka Ustaraaliya (Australia).  Read More →

Soomaalidu ma Carab baa mise siyaasada ayaa nala gashay???

May 17, 2017
Soomaalidu waa dad madow kuna nool qaraada dadka madow ee Africa. Dhamaan dalalka dariska nala ah waxaa ku nool dad madow kuna qanacsan midabkooda iyo asalkooda. Laakiin soomaalidu inteeda badan way ka duwan yihiin dariskooda iyo dadka ku nool qaarada inteeda kale. Inkastoo ay ogolyihiin inay ku nool yihiin Afrika qaarad ahaan, ma ogola inay yihiin dad Afrikaan ah. Waxay isu arkaan inya yihiin carab...