Home » Archive Daily May 18th, 2017

Deeq ka timid Adar Foundation oo ay ku Tabaruceen jaaliyada VA/DC/MD oo ku sugan dalka Mareykanka (U.S.A) oo Loo qeybiyey Barakacayaasha Baardhere (Sawwiro)

May 18, 2017
ku dhowaad ilaa 200 oo qoys una badan Dumar iyo Rag,Wayeelo ayaa maanta waxaa loo qeybiyey deeq lacageed oo dhan $2000,taasi oo ka timid Adar Foundation oo ay ku Tabaruceen jaaliyada VA/DC/MD oo ku sugan dalka Mareykanka (U.S.A) oo Loo qeybiyey Barakacayaasha Baardhere. Qoyskiiba waxaa la gudoonsiiyey lacag dhan 200 oo kun oo sh.so,waxaana goobtii lacagtaasi lagu bixinayey goob joog ka ahaa Gudiga...