Home » Archive Montly June, 2017

Inaa Lilaahi wa Inaa Ilaahi Raajicuun. Tacsi ku socota Qoyska uu ka tagay marxuum Maxamed Maxamuud Yuusuf (Aw-libaax)

Jun 23, 2017
Inaa Lilaahi wa Inaa Ilaahi Raajicuun. AUN Marxuum Maxamed Maxamuud Yuusuf (Aw-libaax) waxuu ahaa muwaadin Soomaaliyeed oo isku darsaday fir-fircoonaan, howl-karnimo, iyo wadaninimo. Ma ahan intaas oo kaliya, ee marxuumku waxuu kaloo ahaa nin culimo ah oo diinta Islaamka wax ka yaqaan, ayada oo ey taasina u dheereyd asaga oo intii muddo ah kusoo dhex jiray arrimaha siyaasadda... 

Isbahaysiga Rajo “dib u heshiisiin dhab ah iyo badbaadinta Qaranka weeye hawshaan hadda u taagan nahay oo noo taal” 

Jun 23, 2017
Isbahaysiga Rajo ayaa shirkii ja’raaid eey qabteen waxeey si tafatiran uga hadleen sida arimaha dib u hishiisiinta iyo tan la xiriirta bad-baadinta qaranka u mari doonaan. Waxayna xuseen in dib hishiisiinta eey wadaan eey saldhig u tahay sugista arimahan: 1- Dadka hogaaminaaya oo noqon doona dad xilkas ah oo eey bulshadu xurmeeyaan. 2- Dib u hisiinteenu waa 100% Soomali, shisheeye melena uguma fura,... 

AUN Maxamed Maxamuud Yuusuf (Aw-libaax) oo dhaawac culus oo maanta soo gaaray ugu geeriyooday Muqdisho

Jun 22, 2017
Muqdisho, Somalia (AOL) – Allaha u naxariistee, wasiirkii dhalinyarada iyo Sportiska maamulka Jubbaland, Maxamed Maxamuud Yuusuf (Aw-libaax) ayaa ka mid noqday dad maanta naftooda ku waayay qarax xoogan oo Muqdisho ka dhacay. Warka ayaa waxuu intaas ku darayaa in kaddib markii uu qaraxu dhacay uu wasiirku dhaawac culus kasoo gaaray madaxa, taasoo keentay in lagula cararo Isbitaalka isbitalka... 

8 Killed in Latest Mogadishu Car Bomb

Jun 22, 2017
June 22, 2017 At least eight people were killed and four others wounded Thursday when a car filled with explosives hit a police station in the Somali capital, Mogadishu. A reporter for VOA’s Somali Service, Ahmed Hassan Olad, says the attack targeted the Waberi police station along the busy Maka al-Mukaramah road. Olad, who was near the police station when the attack occurred, says... 

Madaxweynaha Soomaaliya oo damaanad qaaday nolosha carruurta agoonta ee Afgooye (Daawo video & Masawiro)

Jun 20, 2017
Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya Cabdinuur Maxamed Axmed (midig) oo deeq lacageed oo loogu tala galay ku wareejinaaya Taliyaha Ciidanka Asluubta ee Soomaaliya Janaraal Xasan Xuseen Cismaan. Afgooye, Somalia (AOL) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa ka faalad qaaday xanaaneynta carruurta agoonta ee ku jira xarun ku taalo... 

Dowlada oo shaacisey in Madaxii Sirdoonka Al-Shabaab ee G/Benaadir la soo qabtay

Jun 19, 2017
Muqdisho, 19 June 2017 – Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay howlgal laga sameeyey qeybo kamid ah Suuqa weyn ee Baaraka in lagu soo qabtay Madaxii Amniyaadka Kooxda Al-Shabaab ee gobolka Banaadir C/wahaab Khaliif Axmed oo loo yaqaan (Ciise Tarabuun), waxana howgalkan uu dhacay maanta oo Isniin ah. Wasiirka Amniga Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa sheegay in howlgalkan uu ahaa... 

Isbahaysiga Rajo “Dib u heshiisiin dhab ah iyo badbaadinta Qaranka weeye hawshaan hada u taagan nahay oo noo taal”

Jun 14, 2017
Isbahaysiga Rajo ayaa shirkii jaraaid eey qabteen waxeey si tafatiran uga hadleen sida arimaha dib u hishiisiinta iyo tan la xiriirta bad-baadinta qaranka u mari doonaan. Waxayna xuseen in dib hishiisiinta eey wadaan eey saldhig u tahay sugista arimahan: 1-  Dadka hogaaminaaya oo noqon doona dad xilkas ah oo eey bulshadu xurmeeyaan. 2-  Dib u hisiinteenu waa 100% Soomali, shisheeye melena uguma... 

Ugaas Maxamed Ugaas Ugaas Xasan Yarow iyo Nabadoon Maxamed Xasan  oo ku sugan Degmada Luuq oo dhaliiley Taageero la’aanta Maamul Jubba ee Dhanka wax ka qabashada Abaaraha (Dhageyso wareysi)

Jun 14, 2017
Luuq, Somalia (AOL) – Maalmahii ugu dambeeyey degmooyinka Baladxaawo, Dolow iyo Luuq waxaa Booqasho shaqo ku marayey Wafdi isugu jira Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Jubbaland, kuwaasi oo u kuur galeyey Xaalada Nololeed iyo mida abaaraha ee ka taagan deeganadaasi, waxayna kulamo kale gedisan ay la qaadanayeen Odoyaasha dhaqanka, Maamulada iyo haweenka. Ugaas Maxamed Ugaas Xasan Yarow oo ka... 

Baardheere: Maamulka Gobolka Gedo oo soo dhaweeyey Afurin loo sameeyey Boqolaal Ruux oo Danyar ah ee (Sawwiro)

Jun 14, 2017
Baardheere, Somalia (AOL) – Tan iyo intii ay curatey Bisha Ramadaan ayaa gudaha degmada Baardheere waxaa ka soconayey  howl balaaran oo lagu afurinayey  in ka badan 450 Ruux oo isugu jira Rag iyo Dumar, una badan Qoysas danyar  oo Sooman, islamarkaana aanan haysan waxay ku afuraan, waxaana shaqsi kastaaba la siinayay Raashin karsan oo leh Nooc walba leh iyo sharaab ku filan. Mashruucan Afurinta... 

Diyaaradaha Kenya oo Duqeyn ka geystey Deegaano ka tirsan Gobolka Gedo

Jun 12, 2017
Diyaaradaha dagaalka ee dalka Kenya ayaa duqeyn khasaare geystay waxaa ay xaley saqdii dhexe ay ka fuliyeen deegaan hoos taga degmada Baardheere oo ay deganaayeen Qoysas xoolo dhaqato ah. Duqeynta oo ka dhacday Tuulada Garas Dulan oo qiyaastii 55-km dhanka galbeed kaga beegan degmada Baardheere ayaa inta la xaqiijiyey Saddex qof oo shacab ah ayaa ku dhaawacmay. Wariyaha Allgedo  ee gobolka Gedo ayaa...