Home » Archive Daily July 3rd, 2017
Isbahaysiga RAJO oo soo bandhigay liiska magacyo 368 ka kooban oo ka hadli doona aayaha Soomaaliya
Akhriso ama dhageyso liis magacyo ay ku qoran yihiin 368 qof oo horudhac oo uu Isbahaysiga Mideynta iyo Rajo soo celinta Soomaaliyeed ee RAJO soo gaarsiiyeen warbaahinta, iyaga oo sidoo kale qoraal ka soo baxay ku sheegay inay wadaan Ololo weyn oo dalka gudihiisa iyo dibadiisa ka socda, taas oo looga dan leeyahay raadinta Qaranimada, iyadda oo Qodobadda ugu muhiimsan ay ka mid yihiin.
1. In la...
Nooca Dowladda Federaalka Soomaaliya ay noqoneyso – WQ Maxaned Salaad
Wareyse aan layeelanay mudane kamid ah guddiga u ooleeya hergelinta dowlad Federaal ee Somaliya
Mudane: Maxamed Salaad
Su,aash kowaad: mudane maxaad ku dooranteen dowlad federaal ah inay noqonto somaaliya ?.
Markaan aragnay wixii kadhacay Dakaalkii la isku diray dadkii somaliyeed, oo hantidood iyo dadkii ay dhib waayn ka soogaartay dakaalkaas ayaan waxaan ka fakirnay si ay ugu dhicin...