Home » Rayi »

Nooca Dowladda Federaalka Soomaaliya ay noqoneyso – WQ Maxaned Salaad

Wareyse aan  layeelanay mudane kamid ah guddiga u ooleeya hergelinta dowlad Federaal ee Somaliya

Mudane: Maxamed  Salaad

Su,aash kowaad:   mudane  maxaad ku dooranteen dowlad federaal ah inay noqonto somaaliya ?.

Markaan aragnay wixii kadhacay  Dakaalkii  la isku diray dadkii  somaliyeed, oo hantidood iyo dadkii ay dhib waayn ka soogaartay dakaalkaas ayaan waxaan ka fakirnay si ay ugu dhicin dib-dab jiilka naga dabeey in dowlad federaal loo sameeyo somaliya

Su,aal:  Waa maxay dowlada federaalka aad dooneysaan

 

Saaxil land

Adowal

Waqooyi Galbeed

 

Daalo land

Sanaag

Sool

Togdheer

 

Puntlaand

Nugaal

Bari

 

Galmudg

Mudug

Galguud

Hirshabella Hiraan

 

Sh/Dhexe

 

 

Jubalaand

Gedo

 

Jubada Dhexe

 

Jubada  Hoose

 

Koonfur Galbeed

Bay

 

Bakool

 

Shabeel Hoose

 

Markaan dhinacayo badan ka fiiranay waxaan kar waqasanay in  somaaliya laga hergiliyo 7 Maamul gobaleed oo  shaacabka  Somaaliyeed ay aqbali karan iyo caasmida somaliya oo ah Muqdishio, waana sida hoos ku qoran oo aan qilaaf ka imaaneyn hadaan laga lahayn dana gaarah.

Suaal :  Waa maxay ujeedad Dowlad Federaal  ah ?

Walaale ujeedad dawlada federaal waxay tahay in awooda dawlada ay noqoto mid federaal mid Mamul Kobaleed iyo Mid Degmo oo ay dadka shacabka ay soo doortaan si ay u timaato islaxisabtan oo midkasta ku qeexantay awood waxaqabad dastuurka dawlada federalka somaliya.

Su.aal : Maxaa isbedal ah oo ku imaanayo 18 kii Gobal iyo Degmooyinkoodi jiray?

Marka hore 18kii Gobal waxaa lugu bedalayaa 7 Mamul gaboleed iyo Magaalad Caasimida. Degmooyinga: waxaa la eegay degmooyinkii hore iyo ku u qalmo degmo ayadoo shuruud looga dhigiyo degma noqoshada in ay degmada iyo tuulooyingeeda ay awoodan in heli garaan 60%  misaanada (Buget ) degmada. Degmada buuxisa shuuradaas waxay helisaa aqoonsi degmo tii buuxin waydan tuula ay loo aqoonsanayaa. Tusaal, Jowher waa makaal madax Mamul kobleedka. Hirshabelle inta kalena waxay noqonayaan degmooyin ayadoo leegayo shuruuda degmo noqoshada.

Suaal;  Yaa idinka caawinaya  herglinta dowlada federaalka noocan ah ee somaliya?

Markaan wareysi la yeelanay dadweynaha Somaleyeed ,waxaa noo cadaatay in ay u heelanyihiin

7aad mamul gobaleed iyo makaal madaxda in federaalka somaliya laga hergeliyo. Kadibna waxaan lakaashanay Dowlada Somaliya iyo Barlamaankeeda, mamul gobaleedyada iyo Beesha Caalamka oo aad ugu riyaaqay hergilenteeda.

 

Wariye NSF: Muna Ahmed

 

 

 

 

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

Comments/ Fikradaha Akhristayaasha

Please publish your comment once, do not reload same comment. Thanks.