Home » Archive Daily July 8th, 2017

Khudbada Furitaanka Kalfadhiga 2aad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Jul 8, 2017
Khudbada Furitaanka Kalfadhiga 2aad ee Golaha Shacabka Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya 08 Luuliyo 2017 Bismillaahi Raxmaani Raxiim Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Guddoomiye ku-xigeennada iyo Xildhibaannada sharafta leh ee Golaha Shacabka Xubnaha Golaha Aqalka Sare Madaxweynayaasha Dowlad-goboleedyada Danjireyaasha... 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo Furay Kalfadhigii 2aad ee Golaha Shacabka

Jul 8, 2017
Muqdisho, 8 Luulyo 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa furay kal-fadhiga 2aad ee Baarlamaanka 10aad ee Jamhuuriyadda. Madaxwaynaha oo jeedinayay khudbadda dastuuriga ah ee furitaanka kalfadhiga ayaa adkeeyay muhiimadda ay leedahay in laamaha kala duwan ee dowladda ay si wada jir ah uga mira dhaliyaan hawlaha horyaalla si loo xaqiijiyo himilada... 

Faqrinnimo Xurriyad Wadata Ayaan Ka Jecelahay Hanti Laygu Addoonsado!!!

Jul 8, 2017
Madaxweyne Axmad Sekou Toure oo ka mid ahaa Hogaamiyeyaashii ugu horreeyay Afrika ee diiday isticmaarka iyo gumeystayaashii reer yurub gaar ahaan Faransiiska oo dalkiisa gumeystay ayaa sannadkii 1957-kii waxaa dhacday markii aftida loo qaaday dalalka uu gumeysan jiray.. ayaa Reer Guinea Conakry waxaa ay diideen gumeysigii waxayna xorriyadoodii qaateen Bishii Oktober 2-deedii Sanadkii 1958-kii. Hadaba...