Home » Archive Daily July 9th, 2017

Madaxweynaha oo Magacaabay Guddiga Madaxa-bannaan ee Taakuleynta Ciidamada

Jul 9, 2017
Muqdisho, 9 Luulyo 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay guddi maamula sanduuqa taakulaynta ciidamada. Sanduuqaan oo ah mid madaxbannaan ayaa waxa uu Madaxwaynuhu u magacaabay Guddoomiye Mudane Janaraal Jaamac Maxamed Qaalib, waxaana Guddoomiye K/Xigeen loo magacaabay Sheekh Nuur Baaruud Gurxan. Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay...