Home » Archive Daily July 11th, 2017

War-murtiyeedka Golaha Amniga Qaranka

Jul 11, 2017
Muqdisho, Somalia (AOL) – War-murtiyeedkii Golaha Amniga Qaranka ee maanta ayaa u dhacay sidaan soo socota: 1.  Golaha Amniga Qaranka ayaa kulan kuyeeshay magaalada Muqdisho intii u dhaxeysay 5ta ilaa 10ka bisha Luulyo, 2017. 2.  Kulanka waxaa shir-guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, waxaana ka soo qeyb galay Ra’iisul... 

Tartan Ciyaar kubada Cagta oo Maanta Baardheere ku dhex martey Xulalka Kismaayo iyo Baardheere (Daawo Sawirro)

Jul 11, 2017
Waxaa galabta magaalada Baardheere lagu qabtey Tartan Ciyaar kubada Cagta ah oo u dhaxeysay Xulalka Ciyaartooyda degmooyinka Ksmaayo iyo Baardheere, iyadoo Ciyaartani oo ahayd tii ugu xiisaha badneyd ee lagu qabto degmada Bardheere muddo ka badan ilaa 30 sanno ayaa waxaa ka qeyb galey dad  ka badan ilaa 3 kun oo ruux oo ay ku jiraan Mas’uuliyiinta Jubbaland iyo Qeybaha kale duwan ee Bulshada Baardheere. Tartankani... 

Wasiir Xoosh iyo Saraakiil Sare oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo gaaray Baydhabo

Jul 11, 2017
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil iyo Saraakiil Sare oo katirsan Wasaaradda ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee caasimadda KMG ah ee Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed, xubnaha Wasiirka safarka ku wehliya ayaa waxaa kamid ah Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Maxamed Abuukar Zubeeyr iyo 3 kamid ah La-taliyayaasha Wasaaradda. Ugu... 

Federal Government of Somalia announces Taxation of Companies Operating from Mugadishu International Airport 

Jul 11, 2017
Mogadishu, 10 July 2017 – Senior Federal Government officials recently on 6 July 2017 met with a number of international and local companies that currently operate from Mogadishu International Airport to discuss the issue of taxation. There are 157 companies in the airport only 9 currently pay taxes. A taxation task force will be established to negotiate with each company and payments will be...