Home » Archive Daily July 13th, 2017

Golaha Wasiirada oo ansixiyey Wax-ka-bedel lagu sameeyey Xeerka Saxaafada

Jul 13, 2017
Kismayo, 13 July 2017 – Wasiirka Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa uga mahadceliyey Golaha Wasiirada oo maanta ansixiyey Wax-ka-bedel lagu sameeyey Xeerka Saxaafada Soomaaliyeed. Wasiir Eng. Yarisow ayaa golaha wasiirada siiyey warbixin ku aadan marxaladaha uu soo maray Xeerka oo Baarlamaankii hore uu horey u ansixiyey bishii...