Home » Archive Montly August, 2017

Wasiir Cabdi Xoosh oo wareysi siiyay Warbaahinta Qaranka

Aug 31, 2017
Wasiirka Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa Telefishinka Qaranka iyo Radio Muqdisho siiyay wareysi dhinacyo badan taabanayay oo ku saabsanaa waxqabadka Wasaaradda ee afartii bil ee la soo dhaafay, isaga oo ka jawaabay su’aallo ay weydiiyeen dadka Soomaaliyeed. AVV Xoosh ayaa ugu horeeyn ka warbixiyay waxqabadka Wasaaradda isaga oo sheegay... 

From Kaayaneey to Kansas: Wax ka baro Hayyaankii Axmed Caafi

Aug 31, 2017
Axmed Maxamed Caafi (Axmed Gaaruf), shaqsi ku dayasho mudan. Axmed Caafi wuxuu geel ku raaci jiray buuraha waaweyn ee loo yaqaan Kaayaneey ee ku yaal gobalka Gedo. Wuxuu tababar ku tagayaa jaamacadda caanka ah ee Kansas ee ku taal dalka Maraykanka. Arintaasu mucjiso nabi iyo karaamo awliyaad maahan ee wuxuu ku gaaray keynaan kabaallo jabis ah.    Inta aanan billaabin qoraalka, waxaan jeclahay... 

Dal Beec ah iyo Dadkiisa oo Gaajeysan – WQ. Ahmed Hundubey

Aug 31, 2017
Ahmed Hundubey International Banker/Financial Analysist Calgary, Alberta. Canada Hundubey.bashir@gmail.com DAL BEEC AH IYO DADKIISOO GAAJEESAN “KAM YASIR KAM YAA GUUL” Burburkii dowladii dhexe ee Soomaliya waxaa laga joogaa muddo ka badan 27 sano. Intaa wixii ka dambeeyey Soomaaliya waxay soo martay marxalado kala duwan. Dagaal sokeeye oo daba dheeraaday, kala qeybsanaan, abaaro is daba jooga... 

Taariikh noolaleedkii Xalaawi Waadi Jaamac oo galabta ayada oo 110 sano jir ah ku geeriyootay Muqdisho

Aug 31, 2017
Allaha u naxariistee, Xalaawi Waadi Jaamac, oo qiyaastii ayada oo 110 sano jir ah galabta Muqdisho ku geeriyootay, ayaa subixii uu Sayid Maxamed Cabdille Xasan jabay lugtii ay kasoo bilowday deegaanka Ceelgaab oo hadda ka tirsan gobolka Qorraxey ee Killilka 5-aad ee dhulka Soomaalida Itoobiya ku timid gobolka Gedo ee koofurta Soomaaliya Allaha u naxariistee, Xalaawi Waadi Jaamac ayaa sanadku markuu... 

Xalaawi Waadi Jaamac oo 110 sano jir ku dhimatay

Aug 31, 2017
Inaa Lilaahi wa Inaa Ilaahi raajicuun. Allaha u naxariistee, waxaa fiidnimadii caawa oo ay ay taariikhdu tahay, Qamiis, August 31, 2017, saacadda Muqdisho markay aheyd 10:00 pm, magaalada Muqdisho ku geeriyootay Allaha u naxariistee marxuumad Xalaawi Waadi Jaamac oo jirtay ugu yaraan da’ ah 110 sano. Marxuumadda ayaa muddo 10 maalmood ah la dhul jiiftay xanuun aan la ogeyn waxa uu ahaa, taasoo... 

A Special Invite from Council Member Warsame

Aug 30, 2017
Phillips West and Ventura Village: Public Safety Brainstorming Session In this year’s budget, I authored an amendment that will provide additional $100,000 for community based public safety strategies in Ventura Village and Phillips West. We believe that developing these strategies in collaboration with our residents will result in better outcomes. Greetings, Please take the time to participate... 

Madaxweyne Farmaajo oo soo Gaba-gabeeyey Booqashadii Rasmiga ahayd ee uu ku Joogay Dalka Masar

Aug 24, 2017
Madaxweyne Farmaajo oo soo gaba gabeeyey booqashadii rasmiga ahayd ee uu ku joogay dalka Masar Qaahira, Ogosto 22, 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gaba gabeeyey booqashadii rasmiga ahayd ee uu ku joogay dalka Masar labadii maalmood ee la soo dhaafay. Madaxweynaha iyo wafdiga la socday oo ay weheliyaan Madaxweyinihii dowladdii ku-meel... 

Wasiir Xoosh “Muddo yar gudaheed ayaan waxqabad ballaaran oo muuhiim ah ku qabannay”

Aug 24, 2017
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa maanta Gudoonka labada Aqal ee Baarlamaanka ku wehliyay kulan ay la qaateen Ku-Xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Arrimaha Siyaasadda Mr. Jeffry Feltman. Kulanka ayaa intii uu socday looga hadlay arrrimo ku saabsanaa dib-u-eegista dastuurka iyo siyaasad loo dhanyahay. Mudane... 

Somali Referee Dirah Killed by Gunmen

Aug 19, 2017
Wardhigley district, Mogadishu Popular Somali referee Osman Jama Dirah was shot to death Thursday evening near his home in the Somali capital, Mogadishu. “The sports officer was killed after leaving mosque on the way to his residence in Wardhigley district. Two men armed with pistols shot him several times,” said Anas Ali Mohamud, a former Somali National Team player who was a friend of the deceased. He... 

Somali-American Picked as US Youth Observer to UN

Aug 19, 2017
FILE – Munira Khalif is seen in a screengrab from video during an interview with VOA’s Somali Service. A Somali-American from Minnesota will speak on behalf of youth at the upcoming United Nations General Assembly in New York and other events. Munira Khalif, who will be a junior this fall at Harvard University, was chosen from 350 applicants as the 2017-2018 U.S. Youth Observer to the...