Home » News »

Daawo Shirwaynihii Puntland ee 3 bilood ka hor Garoowe ka furmay ee la rabay in lagu kordhiyo Baarlamaanka iyo waxyaabihii looga hadlay

Hoos ka daawo Shirwayne ay beesha Tanade Daarood (Leelkase) soo qaban-qaabisay, dowladda Puntland-na ay qabsoomidiisa gacan ka geysatay oo bishii lixaad ee sanadkaan 2017 lagu qabtay magaalada Garoowe.

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

Comments/ Fikradaha Akhristayaasha

Please publish your comment once, do not reload same comment. Thanks.