Home » Archive Daily September 10th, 2017

Dagaal xoogan oo ka socda gudaha magaalada Balad-Xaawo ee gobolka Gedo

Sep 10, 2017
Gudaha magaalada Balad-Xaawo ee gobolka Gedo ayaa waxaa hadda ka socda dagaal xoogan oo u dhaxeeya xoogagga Al-Shabaab iyo ciidamadii amniga degmada ee halkaas ku sugnaa. Dagaalka ayaa waxuu ku bilowday kaddib markii maleeshiyada Al-shabaab ay weerar gaadmo ah magaalada kusoo qaadeen aroornimadii hore ee maanta oo Isniin ah. Dagaalka oo ilaa iyo saacaddaan la joogo oo uu waqtiga Balad-xaawo yahay...