Home » Archive Daily September 11th, 2017

Faah-faahin dagaalkii maanta ka dhacay gudaha magaalada Balad-Xaawo ee gobolka Gedo

Sep 11, 2017
Dagaalkii maanta ka dhacay gudaha magaalada Balad-xaawo ayaa waxaa ka dhashay qasaare lixaad leh oo isugu jira naf iyo maal.  Waxaa la sheegayaa in dagaalka oo ay maleeshiyada Al-shabaab kusoo qaadeen gudaha magaalada Balad-xaawo aroornimadii hore ee maanta, abaare 5 am subaxnimo ay ku dhinteen tiro kor u dhaafeysa ilaa 20 qof oo u badan ciidankii amniga degmada Balad-xaawo. Dhaawaca ayaa la sheegayaa...