Home » Archive Montly October, 2017
Madaxweyne Farmaajo oo maanta furay shirka wadatashiga amniga qaran
Muqdisho, Somalia (AOL) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah Xarunta Madaxtooyada uga furay shirka wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada.
Shirkan ayaa Madaxdu waxa ay ku gorfeynayaan arrimaha siyaasadda dalka, wada shaqeynta Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada, amniga iyo dagaalka...
Dad Tabar yar oo lacago kaalmo ah loogu qeybiyay gudaha degmada Baardheere (Maqal iyo Masawirro)
Ku dhowaad ilaa 250 ruux oo isugu jira Rag iyo dumar,islamarkaana laga soo dhex xuley qeybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan degmada Baardheere ayaa bishan Oktoobar waxay heleen deeq lacageed oo ka timid mid ka mid ah Hay,adahaSamafalka,iyadoo qofkastaaba uu helay lacag dhan $107.
Dadka la siiyey lacagaha deeqda ayaa ahaa dhamaantood kuwadhibanayaal ah oo qaarkood dhimirka looga jiro muddo ka badan...
I am the Refugee Song: We are Somalians, We are Africans, Our blood is one, Let us together hand by hand (watch the video)
I am Refugee
I lost my country
I am Refugee
I lost my country
I lost my small house
I lost my father and Mom, brother and sisters
(Repeat lyrics)
No guns no fight
We need the life with peace
No guns no fight
We need the life with peace
We don’t need more war
We don’t need more dies
We don’t need more war
We don’t need more dies
I am dreaming like everyone in the world
I am...
Dastuurka Soomaaliya waa qariban yahay ee dib haloogu noqdo (Akhri sababta)
Qore: Aden Colujoog, qoraa madax-banaan (freelance writer)
adencolujoog@yahoo.com.
Qormo hore oo aan cinwaan uga dhigay “Isfahan waaga waxa keenay waa Dastuurka ee ma ahan Dowladda Dhexe iyo maamul Goboleedyada“, ayaa waxaan kusoo gudbiyay in qodobada Dastuurka Federaalka Soomaaliya ee 52, Qodobkiisa 1-aad, iyo kan 53, Qodobkiisa 1aad ay ahaayeen kuwii dhaliyay isfahan waaga ilaa...
Madaxweyne Farmaajo “Waxa ay ogaandoonaan in shacabka Soomaaliyeed ay leeyihiin geesiyaal deg-deg uga jawaaba dhibaata kasta”
Muqdisho, 21 Oktoobar 2017; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed Cabullaahi Farmaajo ayaa gaaray xarunta tababarka ciidamada ee Jasiira, halkaas oo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ay ka wadaan diyaar garow iyo ambabax ku aaddan dagaal ka dhan ah argagixisada Al-shabaab.
Madaxweynaha ayaa dul istaagay abaabulka ay ku jiraan ciidamadu waxa uuna kula dardaarmay in ay laba laabaan dadaalka...
Dagaalka Dawladaha Carbeed kaga saarayaan Soomaaliya walaakeen Turki miyaad dareenteen?
Waxaan ahayn dad musliim ah soomaali ah dagan bariga iyo geeska afrika.waxaanahay suniyiin haysta mad habta shaaficiyada 100% oo aan lahayn wax khilaaf diineed ah.Burburkii dalkeena ka dhacay iyo dawlad la aantii ayaa waxaa inaga faa iidaystay laba qolo oo ah cadawga soomaaliyeed kuwaas waa
1. DAWLAD DIID oo ah dad soomaaliyeed oo ku naaxa xaaranta,dilka,dhaca,fawdada,nidaam la aanta,dawlad...
Fariin ku socota Madaxweynaha iyo Ra’isal wasaaraha umadda Soomaaliyeed
FARIIN KU SOCOTA MADAXWAYNAHA IYO RAYSAL WASAARAHA UMADA SOOMAALIYEED
Asalaamu Caleeykum Waraxmatu llaahi wabarakaatahu.
Salaan kadib waxaan idinka tacsiyaynayaa dhacdadii foosha xumay ee cadawgu ugaystay shacabkii soomaaliyeed ee aad masuulka ka ahaydeen.Waxaan ku niyad samaaday sida wadaniyada leh ee aad ugu gurmateen shacabkii.waxaan iloobay culayskii iyo dhibkii inagu dhacay...
The Bushmen and the Bottle! Primitivism Vs Civilization
The Movie “Gods Must Be Crazy”
Written by: Aden Colujoog – an independent freelance writer
Email: adencolujoog@yahoo.com
Regardless of its contradicting title, the movie goes beyond “Civilization and Primitivism”.
Imagine, if the humans would never invent killing machines and poisonous substances?
Imagine, if we would never have a sense of ownership or property over...
Press Statement from the Ministry of Women and Human Rights Development following the terrorist attack on October 14
Mogadishu, 18 October 2017 – The Ministry of Women and Human Rights Development (MoWHRD) of the Federal Government of Somalia is deeply shocked and saddened by the horrific and unprecedented terrorist attack on innocent civilians on the 14th of October 2017.
The 14th of October will go down in Somalia’s history as one of her darkest days. A day when hundreds of innocent and law abiding Somali...
Xubno baarlamaan oo ka socday Israel oo lagu khasbay inay ka baxaan shirkii baarlamaanka adduunka
Afhayeenka baarlamaanka dalka Kuweyd Marzouq Al-Ghanim
Afhayeenka baarlamaanka dalka Kuweyd Marzouq Al-Ghanim, oo ka qaybgalay kulankii baarlamaanada adduunka kiisii 137-aad oo ka socday dalka Russia magaalada Saint-Petersburg ayaa kalmado weerar ah oo geesinimo ku jirto ku yiri xubnihii ka socday gumaystaha Israel ee haysta dalka Falastiin.
Marzouq Al-Ghanim, ayaa shalay oo Arboco ahayd ku yiri...