Home » Archive Daily October 5th, 2017

Dowladaha Soomaaliya iyo Suudaan oo kala saxiixday heshiisyo iskaashi

Oct 5, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdulaahi Farmaayo iyo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Maaliyadda dalka Sudan Majdii Yaasiin. Khartuum, 6 Oktoobar, 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Suudaan Mudane Cumar Xasan Albashiir oo si wadajir ah saxaafadda ula hadlay ayaa bogaadiyey wada-xaajoodyada ku aaddan iskaashiga Soomaaliya iyo...