Home » Archive Daily October 10th, 2017

Akhri: Shan qodob oo xal u noqon kara isfahan-waaga u dhaxeeya dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada

Oct 10, 2017
Qore: Aden Colujoog, qoraa madax banaan (freelance writer) adencolujoog@yahoo.com. Sidaan dhowr mar oo hore qoraalo aan soo saaray ku xusayba, wax sahlan ma ahan nidaam kala badalashada Soomaaliya ee ah – ka guuridda kii ay horay mudada dheer ugu dhaqmi jireen ee ahaa  “Republic” iyo u guuridda kan cusub ee ah “Federalism.” Farqiga u dhaxeeya labadaan nidaam maamul...