Home » Archive Daily October 12th, 2017

Isfahan waaga waxa keenay waa Dastuurka ee ma ahan Dowladda Dhexe iyo maamul Gobaleedyada (Akhri sababta)

Oct 12, 2017
Maadaama dadka Soomaaliyeed intooda badan dhaqan ahaan ay yihiin kuwo wax dhageysta ee aanan wax akhrin, waxaa muuqata hadda in ay kala garan la’yihiin khilaafka soo kala dhex galay Dowladda dhexe iyo Maamul Goboleedyada halka uu salka ku hayo. Khilaafka isfahan waaga ee hadda taagan waa mid Dastuuri ah oo la xariira Qodobka 52-aad iyo kan 53-aad ee Dastuurka ku meel gaarka ah ee Jamhuuriyadda...