Home » News »

Daawo mudaharaad balaaran oo Muqdisho ka dhacay oo looga soo horjeedo weerarada Argagixisada

Hoos ka daawo muuqaal Video muujinaaya banaanbax balaaran oo maanta Muqdisho ka dhacay, kaas oo looga soo horjeedo weerarada waxashnimada leh ee ay argagixisada mar kasta ku bar-tilmaameysaneyo umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan birmageydada isugu jira Dumar iyo Caruur.

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

Comments/ Fikradaha Akhristayaasha

Please publish your comment once, do not reload same comment. Thanks.