Home » News »

Daawo: Duqa Magaalada Muqdisho oo dhacdadii shalay awgeed oohin la hadli waayay 

Hoos ka daawo Duqa magaalada Muqdisho, Taabid Cabdi Maxamed oo qudbad qiira badan u jeediyay isu soo baxa-yaal aad uga tiiraanyeysan dhacdadii xanuunka badneyd ee shalay Muqdisho ka dhacday. Mudane Taabid, ayaa qudbadiisa sii wadi waayay oo oohin afka furtay asaga oo aad uga tiiraanyeysan birmageydada Soomaaliyeed ee shalay ku baxay gacanta Argagixisada arxan laawe-yaasha ah.

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

Comments/ Fikradaha Akhristayaasha

Please publish your comment once, do not reload same comment. Thanks.