Home » News »

Safaarada Soomaaliya ee Abu Dhabi oo ka tacsiyeeyay Qaraxii lagu hoobtay ee Muqdisho ka dhacay

Anigoo ku hadlayo magaceyga iyo kan Diplomasiyinta Safaaradda Soomaaliyeed ee Dalka Isutaga Imaaraadka Carabta, ayaa waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh ugu dirayaa dhamaan umadda Soomaaliyeed gaar ahaan qoysaskii eheladooda ku dhintey Qaraxii wuxuushnimada ahaa ee arxanlaawiyaasha oo shalay xasuuqa ugu geeysteen cadawga Magaalada moqdishu gaarahaan aga
gaarka Zoobe KM5, kaasoo ku nafwaayay boqolaal Shacabka Soomaaliyeed oo aan waxba galabsan, kuna dhawaceen boqolaalkale, wuxuu ahaa fal argagax badan kana fog diinteena suuban iyo damiirka bani adanimo, waxaan ilaaheey uga baryeeynaa intii dhimatey in janadiisa fardawsa ilaaheey kawarabiyo intii dhaawacanteyna ilaaheey siiyo Caafimaad deg deg ah.

 

Halkaan ka akhri tacsida oo dhan oo ku jirta PDF

 

Embassy of Federal Republic of Somalia in U.A.E.
Address: Villa No.240,Al Khaleej Alarabi Street
Khalidiya Area, Behind Japan  oil Company
Po.Box. No. 4155
Abu Dhabi – United Arab Emirates
Tel  : +971- 26669700
Fax  : +971- 26651580
Email: abudhabiembassy@mfa.gov.so

 

 

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

Comments/ Fikradaha Akhristayaasha

Please publish your comment once, do not reload same comment. Thanks.