Home » Archive Montly November, 2017

Congratulation letter to President Elect Muse Bihi Abdi – By Aden Colujoog

Nov 25, 2017
Muse Bihi Abdi, Newly Elected President of Somaliland Dear President Elect Muse Bihi, On behalf of my self and my family, I am writing to congratulate you for your impressive victory of the recent Somaliland presidential elections. Your victory with a large majority win of 55.19% of votes over the other two opposition parties was a significant and example to the whole world. Unlike an acrimonious... 

Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyay Madaxweynaha la doortay ee Somaliland

Nov 21, 2017
Muuse Biixi Cabdi, madaxweynaha cusub ee Somaliland Muqdisho, 21 Nofeembar 2017; Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi. Madaxweynaha ayaa shacabka deegaannada Somaliland, xisbiyada, hay’adaha amniga iyo madaxda tartantayba ku ammaanay sida nabadda ah oo ay doorashooyinka... 

Hay’adda HIRDA oo Dugsiyo Waxbarasho ka hergelisey Xerya ay ku jiraan barakacayaal ku yaala Gobolka Gedo (Sawirro)

Nov 20, 2017
Baardheere, Somalia (AOL) – Goobaha laga hergeliyey dugsiyada waxbarasho ee ardeydu ay wax ku baranayaan sida lacag la’aanta ah ayaa waxaa ka mid ah Xeryaha Barakacayaasha ee ku kala yaala degmooyinka Baardheere, Luuq, Baladxaawo iyo Dolow, deegaanadaasi ayaa muddo ka badan ilaa 7 sanno waxaa ku kala nool qoysas kumanaan gaaraya oo ay deegaanadooda ka sal kaciyeen abaaro, Colaado iyo dhibaatooyin... 

Madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa Gobolada oo ku guul dareystay in ay heshiis rasmi ah gaaraan (arag sababta)

Nov 6, 2017
Qore: Aden Colujoog, qoraa madax banaan (freelance writer) adencolujoog@yahoo.com. Shir loogu yeeray in uu yahay mid wada tashi oo u dhexeeyay Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada dalka oo xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ka furmay bishii hore ee October 28, socdayna ilaa iyo November 5, 2017, ayaa waxaa kasoo baxay 6 qodob oo lagu sheegay in ay yihiin heshiis ay gaareen labada dhinac. Halkaan... 

November 8th: Your City, Your Vote

Nov 5, 2017
November 8th: Your City, Yor Vote Greetings, Minneapolis Elections & Voter Services is responsible for administering elections in the City. The City has sent a voter guide to every household in Minneapolis to help voters understand their rights, how they can register and vote, and what’s on the ballot. Things Every Voter Should Know: – If you are eligible to vote, you still need... 

DFS, Danjireyaasha dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya iyo AMISOM oo ka wada hadlay qorshaha abaabulka dagaalka Alshabaab

Nov 5, 2017
Soomaaliya, Danjireyaasha dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya iyo AMISOM oo ka wada hadlay qorshaha abaabulka dagaalka Alshabaab Muqdisho, 04 November 2017; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyaan Raiisul Wasaaraha Xukuumadda, Saraakiisha ugu sarraysay Ciidanka Xoogga dalka, Madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada ayaa kulan muhiim... 

Heshiiska Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah

Nov 5, 2017
HESHIISKA DOWLADDA FEDERAALKA IYO DOWLADAHA XUBNAHA KA AH Muqdisho, 5ta, November 2017 Waxaa xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya lagu qabtay kulan wada tashi oo u dhexeeye Dowladda Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah iyo Gobolka Banaadir 28-kii Oktoobar ilaa 5tii, Nofembar, 2017, kulankaas oo uu shir gudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi... 

Xildhibaanka aniga i matali kara waa mid noocee ah? WQ. Aden Colujoog

Nov 2, 2017
Qore: Aden Colujoog, qoraa madax banaan (freelance writer) adencolujoog@yahoo.com. In kasta oo aan ogahay in Xildhibaanada Soomaaliya aanay ku imaanin rabitaanka bulshada oo aanan si toos ah looga soo dooraran deeganada ay kasoo jeedaan, haddana waxaa hubanti ah in ay hadda iyagu yihiin kuwa matalaaya deegaanada sida dadban ay uga soo galeen baarlamaanka. Su’alaha haddaba u baahan in la is...