Home » Archive Daily November 2nd, 2017
Xildhibaanka aniga i matali kara waa mid noocee ah? WQ. Aden Colujoog
Qore: Aden Colujoog, qoraa madax banaan (freelance writer)
adencolujoog@yahoo.com.
In kasta oo aan ogahay in Xildhibaanada Soomaaliya aanay ku imaanin rabitaanka bulshada oo aanan si toos ah looga soo dooraran deeganada ay kasoo jeedaan, haddana waxaa hubanti ah in ay hadda iyagu yihiin kuwa matalaaya deegaanada sida dadban ay uga soo galeen baarlamaanka.
Su’alaha haddaba u baahan in la is...