Home » Archive Daily November 5th, 2017

November 8th: Your City, Your Vote

Nov 5, 2017
November 8th: Your City, Yor Vote Greetings, Minneapolis Elections & Voter Services is responsible for administering elections in the City. The City has sent a voter guide to every household in Minneapolis to help voters understand their rights, how they can register and vote, and what’s on the ballot. Things Every Voter Should Know: – If you are eligible to vote, you still need... 

DFS, Danjireyaasha dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya iyo AMISOM oo ka wada hadlay qorshaha abaabulka dagaalka Alshabaab

Nov 5, 2017
Soomaaliya, Danjireyaasha dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya iyo AMISOM oo ka wada hadlay qorshaha abaabulka dagaalka Alshabaab Muqdisho, 04 November 2017; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyaan Raiisul Wasaaraha Xukuumadda, Saraakiisha ugu sarraysay Ciidanka Xoogga dalka, Madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada ayaa kulan muhiim... 

Heshiiska Dowladda Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah

Nov 5, 2017
HESHIISKA DOWLADDA FEDERAALKA IYO DOWLADAHA XUBNAHA KA AH Muqdisho, 5ta, November 2017 Waxaa xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya lagu qabtay kulan wada tashi oo u dhexeeye Dowladda Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah iyo Gobolka Banaadir 28-kii Oktoobar ilaa 5tii, Nofembar, 2017, kulankaas oo uu shir gudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi...