Home » Archive Daily November 20th, 2017
Hay’adda HIRDA oo Dugsiyo Waxbarasho ka hergelisey Xerya ay ku jiraan barakacayaal ku yaala Gobolka Gedo (Sawirro)
Baardheere, Somalia (AOL) – Goobaha laga hergeliyey dugsiyada waxbarasho ee ardeydu ay wax ku baranayaan sida lacag la’aanta ah ayaa waxaa ka mid ah Xeryaha Barakacayaasha ee ku kala yaala degmooyinka Baardheere, Luuq, Baladxaawo iyo Dolow, deegaanadaasi ayaa muddo ka badan ilaa 7 sanno waxaa ku kala nool qoysas kumanaan gaaraya oo ay deegaanadooda ka sal kaciyeen abaaro, Colaado iyo dhibaatooyin...