Home » Archive Montly December, 2017

Madaxda in la adeeco Ilaah baa na faray iyo Ras’uulkeena Maxamed (arag daliilo cad-cad)

Dec 31, 2017
U adeec madaxdaada si la mid ah sida ay Alle iyo Rasuulkiisa Maxamed ku fareen. Asalaamu Caleykum walaalaha Soomaaliyeed meel aad joogtaanba, Bacda salaan, sida aan ka wada warqabno hadaan Soomaali nahay waxaan 27 sano ka hor si fudud isaga bur-burinay dowladdii aan laheyn, ayada oo madaxdii dalka hogaamineysayna laga dhigay qaar la dilay iyo kuwo dalka naftooda ugala cararay. Intaas waxaa dheer,... 

Maamulka Degmada Baardheere oo Dhagax dhigey Wejiga2aad Shan Mashruuc oo lagu horomarinayo Deegaanka (Dhageyso+Sawwiro)

Dec 30, 2017
Maamulka degmada Baardheer ee Gobolka Gedo ayaa maanta waxaa uu dhagax dhigey wejiga labaad ilaa Afar mashruuc oo la bilaabay in  laga hergeliyo degmadan, waxaana xafladii lagu soo bandhigayey Mashaariicdaan ka soo qeybgalay Xubnaha maamulka degmada,Odoyaasha dhaqanka, Haweenka, Culamaudiinka, dhalinyarada iyo waxgarad kale. Dhismaha Mashaariicdan oo ahmiyad gaar u leh bulshada ku dhaqan magaalada... 

Wasiir Eng. Yarisow oo si kulul u cambaareeyey dilka Wariye Maxamed Ibrahim Gabow

Dec 11, 2017
Allaha u naxariisto Wariye Mohamed Ibrahim Gabow Muqdisho, 11 December 2017 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa si kulul u cambaareeyey dilka loo geystay Wariye Mohamed Ibrahim Gabow oo u shaqeynayay Telefishinka Kalsan kaas oo gaarigiisa miino loogu xiray. Wasiir Eng. Yarisow ayaa yiri “Innaa... 

Madaxweyne Farmaajo oo dalka Turkiga kaga qeyb galaya Shirka Ururka Iskaashiga Islaamka

Dec 11, 2017
Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Muqdisho, Disembar 11, 2017:  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa umba-baxay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga. Madaxweynaha ayaa halkaas kaga qeyb-galaya shir deg-deg ah oo ay isugu imaanayaan Madaxda dalalka ku mideysan Ururka Iskaashiga... 

Somali TV journalist killed by an explosive device fitted in his car

Dec 11, 2017
For Immediate Press Release Mogadishu, December 11, 2017 . The National Union of Somali Journalists is deeply shocked and condemns by the senseless murder of the Somali journalist in Mogadishu on Monday December 11, 2017 . Mohamed Ibrahim Mohamed Gaabow was killed in Wadajir district on Monday evening when a bomb believed to have been attached to his car exploded around 5:45 PM, according to his family... 

Somalia oo ka qeybgaleysa Shirka Caalmiga ah ee Dhaqanka & Dalxiiska oo ka dhacaya dalka Cumaan

Dec 10, 2017
Muscat, 10 December 2017 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo ka qeybgalaya Shirka Caalamiga ah ee Dhaqanka & Dalxiiska oo lagu qabanayo magaalada Masqad ee dalka Cumaan ayaa maanta kulan la qaatay Xoghayaha Guud ee Hay’ada Dalxiiska Adduunka Mr Talb Rufai iyo mas’uuliyiin kale. Shirkan oo ah kii labaad ee Caalami... 

Xafladdii 100 guuradii kasoo wareegatay xoriyadda wadanka Finland

Dec 10, 2017
Xafladii 100 guuradii kasoo wareegtay qaadashadii xoriyadiisa wadankaan Finland.   100 sano kaddib, shacabka Finland waxuu hadda ka noolal fiican yahay wadankii uu xoriyada ka qaadatay oo ah dalka Ruushka, maxaa yeelay dabadhilif iyo qaa’in wadan iyo dhuuni raac iyo miday qabyaaladi madax martay midna ma hor boodin. Akhristow, waxaad sii ogaataa haday kuwaas ku hor boodaan, ka quuso noolol... 

Madaxweynaha oo ugu baaqay Madaxda Afrika in la iska kaashado abuurista jawi maalgashi.

Dec 9, 2017
Muqdisho, Disembar 9, 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi oo ka qeyb-galaya Madasha Ganacsiga Afrika 2017 ee magaalada Sharma Sheekh ayaa sheegay in baahi weyn loo qabo mideynta dadaallada iyo qorsheyaasha wadamada Afrika ee ku aaddan maal-gashiga iyo kor u qaadista iskaashiga ganacsiga. Madaxweynaha oo hadal ka jeediyey fagaare ay ka soo qeyb galeen...