Home » News »

Xafladdii 100 guuradii kasoo wareegatay xoriyadda wadanka Finland

Xafladii 100 guuradii kasoo wareegtay qaadashadii xoriyadiisa wadankaan Finland.  

100 sano kaddib, shacabka Finland waxuu hadda ka noolal fiican yahay wadankii uu xoriyada ka qaadatay oo ah dalka Ruushka, maxaa yeelay dabadhilif iyo qaa’in wadan iyo dhuuni raac iyo miday qabyaaladi madax martay midna ma hor boodin.

Akhristow, waxaad sii ogaataa haday kuwaas ku hor boodaan, ka quuso noolol sharaf leh. Walee saadambaad garan.

Hoos ka daawo qaar ka mid ah masawiradii laga qaaday xafladdii 100 guurada xoriyadda dalka Finland oo dhawaan lagu qabtay caasimadda dalkaas ee Helsinki.

  

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

Comments/ Fikradaha Akhristayaasha

Please publish your comment once, do not reload same comment. Thanks.