Home » Archive Montly January, 2018

Tears of the Blue Sky

Jan 21, 2018
Hoos waxaad ka daawataa masawir la xariira buug uu dhawaan qoray qoraaga Omar Ahmed (Kelli), kaasoo ku saabsan sheeko gabar la yiraahdo Kaaho ay kaga badbaaday dhibaatooyinka dagaaladii sokeeye. Ninkii doonaya buugaas waxuu kala xariiri karaa Omar Ahmed oo laga helo email: kelliomar@hotmail.com  Read More →

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Dhuusamareeb si loo dhammeystiro heshiiskii Galmudug iyo Ahlu Sunna

Jan 17, 2018
Dhuusamareeb, Somalia (AOL) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda iyo dib u heshiisiinta ee uu ku marayo qeybo ka mid ah gobollada dalka ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galguduud si loo dhameystiro heshiiskii Galmudug iyo Maamulka Gobollada Dhexe ee Ahlu Sunnah Wal Jamaaca. Madaxweynaha Jamhuuriyadda... 

Fanaanaddii Khadiijo Cabdulaahi Daleys oo dalka Canada ku geeriyootay

Jan 15, 2018
Allaha u naxariisto, marxuumad Khadiijo Cabdulahi Cali (Daleys) Inaa Ilaahi Wa Inaa Ilaahi Raajicuun. Allaha u naxariistee, waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyootay marxuumad Khadiijo Cabdulaahi Cali (Daleys.)  Marxuumadda oo muddo dheer ka tirsaneyd fanaaniintii Qaranka Soomaaliyeed, gaar ahaan kooxdii Hobalada Waabari ayaa bur-burkii dalka kaddib waxay ku sugneyd dalka Canada. Allaha... 

Madaxweyne Farmaajo oo socdaal dhanka dhulka ah ku maraya Gobolada Mudug iyo Gal-guduud

Jan 15, 2018
Cadaado, Somalia (AOL) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda iyo dib u heshiisiinta ee uu ku marayo qeybo ka mid ah gobollada dalka ayaa gaaray magaalada Cadaado ee Gobolka Galguduud. Madaxweynaha waxaa si diirran ugu soo dhaweeyey Cadaado boqolaal shacab ah oo isugu soo baxay fagaarayaasha magaalada iyaga oo... 

Madaxweyne Farmaajo “Dowladda Federaalka ah waxay dadaal dheer gelisay xasillinta deegannada Galmudug”

Jan 15, 2018
Gaalkacayo, Somalia (AOL) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo wadatashiyo la leh madaxda iyo qeybaha bulshada ee Galmudug ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ah ay go’antahay nabadeynta Galkacyo iyo guud ahaan Gobolka Mudug. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo munaasabad soo dhaweyn ah u sameeyey... 

Kenya Airways starts ticket sales for its non-stop daily flight to New York

Jan 13, 2018
Kenya Airways becomes the first airline to offer a non-stop flight between East Africa and the United States of America NAIROBI, Kenya, January 11, 2018/ — Kenya Airways (www.Kenya-Airways.com) today marks a great milestone with the launch of a non-stop flight from Nairobi to New York. The national carrier starts selling today tickets for the inaugural flight which is scheduled for October... 

Madaxweynaha Umadda Soomaaliyeed Farmaajo oo booqday maamul Goboleedka Puntland iyo shacabka maamulkaas oo aan u kala harin bilidda Madaxweynahooda Qaranka 

Jan 13, 2018
Waxaan in yar ka faaloonayaa boqashadii taariikhiga ahayd ee uu madaxwaynaha umada soomaaliyeed maxamed cabdullaaahi farmaajo ku tagay mid kamid ah dawalad goboleedyada soomaaliyeed. Madaxwayne Farmaajo iyo wafti balaaran oo uu hogaaminayo ayaa dhawaan booqasho rasmi ah oo shaqo u tagay dawlad goboleedka dhulka filka wayn ee puntland taariikhdu markay ahayd January 7, 2018. Waa dad noocee... 

Madaxweyne Farmaajo “Waa in Galkacayo ay noqoto meesha ay ka bilaabato nabadeynta iyo dib u heshiisiinta shacabka Soomaaliyeed “

Jan 13, 2018
Galkacayo, Somalia (AOL) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda ee uu ku marayo qeybo ka mid ah gobollada dalka ayaa gaaray magaalada Gaalkacayo ee xarunta Gobolka Mudug. Soodhaweynta Madaxweynaha ee Galkacyo waxaa ka qeyb qaatay Kumannaan shacab oo isugu soo baxay fagaareyaasha magaalada iyaga oo ruxaya calanka... 

Abwaan Abuukar Isaaq (Huburow) oo ka sheekeeyey Waayahiisa xaga Fanka iyo Suugaanta Soomaalida (Wareysi+Sawirro)

Jan 12, 2018
Abwaan Abuukar Isaaq oo ku magac dheer (Huburow)/AOL – Jan.12, 2018 Abwaan Abuukar Isaaq (Huburow) waxaa uu ka mid yahay Hal abuurada Suugaanleyda Soomaalida.  Waa abwaan curiya heesaha, sheekooyinka, gabayada  iyo ruwaayadaha, waxuuna hadda ku nool yahay Gobolka Gedo. Fanka, hal abuurka iyo suugaanta ayuu ii sheegay in uu ku soo biirey 1976, isagoo sheegayna heeso uu curiyey sanadahii u... 

Madaxweyne Farmaajo oo uga mahad celiyey shacabka iyo Dowlad Gobolleedka Puntland soo dhaweynta taariikhiga ah

Jan 11, 2018
Madaxweyne Farmaajo oo uga mahad celiyey shacabka Puntland soo dhaweynta diirran iyo dareenka waddaninimo Boosaaso, 11 Jannaayo, 2018; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahad-celiyey shacabka iyo Dowlad Goboleedka Puntland sida wanaagsan ee ay u soo dhaweeyeen isaga iyo wafdigiisa. Madaxweynaha oo si diirran loogu soo dhaweeyey Degmooyinka...