Home » Archive Daily January 2nd, 2018

Odayaasha Dhaqanka Degmada Luuq oo kasoo horjeestay shir ka dhici lahaa degmada Doolow (Dhageyso)

Jan 2, 2018
Odoyaasha degmada Luuq oo ka soo horjeestay Qorshe Jubaland ay ku dooneyso Maamulo in ay ugu sameyso Gobolka Gedo iyo  in aysan ka qeyb geleynin shirka Dolow. Odoyaasha iyo waxgaradka degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa waxay diidmo ay ka muujiyeen qorsheyaal Dowlad Goboleedka Jubbaland ay maamulo heer degmo ay ugu sameynayso degmooyinka Gobolka Gedo, iyadoo dhinaca kalena Odoyaashu ay qaadaceen shirweyne... 

The Mayor of Mogadishu and Governor of Benadir Region – New Year’s Message

Jan 2, 2018
On behalf of the Benadir Regional Administration and Mogadishu Municipality, I would like to wish all Somali people around the globe, the Muqdishawi people, friends of the region and our development partners, a very Happy and blessed New Year, may the year ahead bring prosperity and be filled with auspicious blessings. Reflecting on 2017, we can all attest that it has been a challenging year, where... 

Maamulka Sare ee Gobolka Gedo iyo waxgarad ku sugan Garbahaarey oo qaadacay shir Doolow ka dhici lahaa

Jan 2, 2018
Maamulka Sare ee Gobolka Gedo iyo waxgarad ku sugan Garbahaarey ayaa qaadacay shir dhowaan ka dhici lahaa degmada Doolow ee gobolka Gedo. Waxgaradkaan ayaa ugu baaqay guud ahaan maamulada degmooyinka Gobolka Gedo in aanay ka qeyb gali Karin shirka la sheegay in uu ka dhici doono Doolow, ayada oo sababtana lagu sheegay in wixii shir ah ee looga tashanayo aayaha bulshada reer Gedo in ay xaq tahay in...