Maamulka Sare ee Gobolka Gedo iyo waxgarad ku sugan Garbahaarey ayaa qaadacay shir dhowaan ka dhici lahaa degmada Doolow ee gobolka Gedo.
Waxgaradkaan ayaa ugu baaqay guud ahaan maamulada degmooyinka Gobolka Gedo in aanay ka qeyb gali Karin shirka la sheegay in uu ka dhici doono Doolow, ayada oo sababtana lagu sheegay in wixii shir ah ee looga tashanayo aayaha bulshada reer Gedo in ay xaq tahay in lagu qabto caasimadda gobolka oo ah Garbahaarey.
Video-ga hoose ka daawo waxgaradka baaqa diidmada ah kala hor yimid shirka Doolow.