Home » Archive Daily January 7th, 2018

Madaxweyne Farmaajo oo socdaal u kuur gelid ah ku maraya qeybo ka mid ah gobollada dalka (Sawirro+Video)

Jan 7, 2018
 Garoowe, Somalia (AOL) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ku sugan magaalada Garoowe halkaas oo uu kulamo wadatashi ah kula yeelanayo Madaxda Dowlad Goboleedka Puntland iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa waxaa garoonka ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland... 

Wasiirka Cusub ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo lagu soo dhoweeyay Muqdisho, xilkana loo dhaariyay

Jan 7, 2018
Muqdisho, Somalia (AOL) – Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Jamhruuriyadda Federaalka Soomaaliya,  Xildhibaanno, danjirayaal, diblomaasiyiin, siyaasiyiin iyo qaar ka mid ah duqowda dhaqanka ayaa garoonka diyaaradaha Muqdisho waxa ay ku soo dhoweeyeen Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Amb. Ahmed Isse Awad oo gelinkii dambe ee maanta loo dhaariyay xilkaasi. Soo dhoweynta... 

War-Murtiyeedka Shirka Wadatashiga, Gorfeynta Khilaafaadka iyo Horumarinta Nabadda ee Degmooyinka Gobolka Gedo (Sawirro)

Jan 7, 2018
Doolow, Somalia (AOL) – Qeybaha kala duwan ee bulshada, oo muddo 5-maalmood ah ku shirayay degmada Dooloow, ayaa soo saaray go’aanno ku aadan xalinta khilaafaadka, nabadda iyo dib u heshiisiinta degmooyinka ay matalayeen ee gobolka Gedo. Shirkan, oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland, oo uu horkacayay wasiir ku xigeenka, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen, iyadoo uu...