Home » News »

Abwaan Abuukar Isaaq (Huburow) oo ka sheekeeyey Waayahiisa xaga Fanka iyo Suugaanta Soomaalida (Wareysi+Sawirro)


Abwaan Abuukar Isaaq oo ku magac dheer (Huburow)/AOL – Jan.12, 2018


Abwaan Abuukar Isaaq (Huburow) waxaa uu ka mid yahay Hal abuurada Suugaanleyda Soomaalida.  Waa abwaan curiya heesaha, sheekooyinka, gabayada  iyo ruwaayadaha, waxuuna hadda ku nool yahay Gobolka Gedo.

Fanka, hal abuurka iyo suugaanta ayuu ii sheegay in uu ku soo biirey 1976, isagoo sheegayna heeso uu curiyey sanadahii u dhaxeeyey  1976 ilaa 1989 kii in ay ku luuqeeyaan Fanaaniin u badan Kooxdii Horseed, kuwaasi oo ay ka mid yahiin, Cabdale Yuusuf Hanuuniye, Yaasiin Axmed Digfeer, Xasan Ismaaciil, Aden Diidey iyo kuwa kale, waxuuna bur burkii dowlada dhexe ee Soomaaliya uu ku noolaa Gobolka Gedo.

Hoos ka dhageyso wareysi lala yeeshay Abuukar Huburow.

—————–
Axmed Cumar Saalixi, Baardheere/Somalia.

 

 

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

Comments/ Fikradaha Akhristayaasha

Please publish your comment once, do not reload same comment. Thanks.