Home » News, Tacsi »

Fanaanaddii Khadiijo Cabdulaahi Daleys oo dalka Canada ku geeriyootay


Allaha u naxariisto, marxuumad Khadiijo Cabdulahi Cali (Daleys)


Inaa Ilaahi Wa Inaa Ilaahi Raajicuun. Allaha u naxariistee, waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyootay marxuumad Khadiijo Cabdulaahi Cali (Daleys.)  Marxuumadda oo muddo dheer ka tirsaneyd fanaaniintii Qaranka Soomaaliyeed, gaar ahaan kooxdii Hobalada Waabari ayaa bur-burkii dalka kaddib waxay ku sugneyd dalka Canada.

Allaha u naxariisto marxuumad Daleys, umadda Soomaaliyeed meel ay joogtana samir iyo iimaan haka siiyo.  Aamiin.

Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

Bookmark and Share

Comments/ Fikradaha Akhristayaasha

Please publish your comment once, do not reload same comment. Thanks.