Home » Archive Daily February 5th, 2018

Madaxweyne Farmaajo oo casho sharaf soodhaweyn ah u sameeyey Golaha Amniga Qaranka

Feb 5, 2018
Muqdisho, Somalia (AOL) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa casho sharaf soodhaweyn ah waxa uu Madaxtooyada ugu sameeyey Golaha Amniga Qaranka. Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada oo maanta iyo shalay soo gaaray Muqdisho, ayaa u yimid ka qeybgelitaanka Shirka Amniga Qaranka oo berri furmi doona. Casho sharafta waxaa kasoo qeyb... 

Guddoomiyaha gobolka oo kala hadlay Danjiraha Qaramada Midoobey ee Soomaaliya xal u helidda dhibaatooyinka Barakacayaasha

Feb 5, 2018
Muqdisho,  Somalia (AOL) -Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kala hadlay Wakiilka gaarka ah ee Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay u fadhiya Soomaaliya Michael Keating sidii xal waara loogu heli lahaa Barakacayaasha ku nool magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha oo Xarunta Dawladda Hoose kula kulmay Wakiilka Qaramada Midoobey...