Home » Archive Montly March, 2018

Hambalyo Arooska Maxamed Aden Colujoog iyo marwadiisa Ikraan Carab Muuse

Mar 20, 2018
Aniga oo ah Aden Colujoog, waxaa farxad weyn ii ah arooska wiilkeyga curudka ah, Maxamed Aden Colujoog iyo marwadiisa Ikraan Carab Muuse oo ka dhacay magaala weynta Phoenix ee gobolka Arizona ee dalka Mareykanka. Maxamed iyo Ikraan waxaan leeyahay guurkiina Rabbi haka dhigo kii bulaala oo aad ka heshaan awlaad baari ah oo wax tara naftooda, waalidkooda, diintooda, dadkooda iyo dalkooda. Hambalyo... 

Xaqiiqda Qiimaha Qofka Madaxda ah ee Soomaaliyeed ee maanta 2018

Mar 9, 2018
Labadan nin ee kore, mid waliba waa madax hadana isku qiimo maha, waayo?  Midi waa Raysal wasaaraha dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn oo dhabrkiisa danbe uu ka babanaayo cida uu matalo oo madaxda u yahay calankoodii.  Tani waxay astaan u tahay in uu yahay nin leh dawlad. Dhanka kale, waxaa fadhiya oo kasoo horjeeda Madaxwaynaha Somaliland oo dhabarkiisa uu san ka babanayn calan muujiya cida uu... 

Madaxweyne Farmaajo oo kormeeray xeryo ciidan oo ku yaala duleedka Magaalada Muqdisho

Mar 5, 2018
Muqdisho, Somalia (AOL) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kormeeray xeryaha ciidanka xoogga dalka ee Bangala iyo xarunta tababarka ciidanka ee Jeneraal Dhagabadan oo ku yaala duleedka magaalada Muqdisho. Madaxweynaha oo kormeerkiisa ka bilaabay xerada Bangala ayaa warbixinno ka dhageystay ciidamada iyo Saraakiisha Xoogga ee halkaas ku... 

Duqa Muqdisho iyo Odayaasha dhaqanka oo ka wada hadlay Amniga iyo horumarinta Caasimadda

Mar 4, 2018
Muqdisho, Somalia (AOL) – Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo kulan la qaatay qaar kamid ah odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ayaa kala hadlay horumarka iyo amniga Caasimadda. Guddoomiyaha ayaa ku bogaadiyey odayaasha dhaqanka Gobolka sida ay ugu taaganyihiin horumarinta iyo dib u dhiska kaabeyaasha dhaqaalaha, isagoona... 

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo shaqada ka joojiyey shaqaale bixiyey shati ganacsi oo been abuur ah

Mar 3, 2018
Muqdisho, Somalia (AOL) – Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo shaqada ka joojiyey mid ka mid ah shaqaalaha Gobolka ayaa sheegay in sharciga la hor geyn doono qof kasta oo ku lug yeesha sameynta dukumiintiyada ganacsi ee been abuurka ah. Guddoomiyaha ayaa faray Ciidanka Ilaalada deegaanka Xamar iyo qeybta Maamulka iyo Maaliyadda...