Aniga oo ah Aden Colujoog, waxaa farxad weyn ii ah arooska wiilkeyga curudka ah, Maxamed Aden Colujoog iyo marwadiisa Ikraan Carab Muuse oo ka dhacay magaala weynta Phoenix ee gobolka Arizona ee dalka Mareykanka.
Maxamed iyo Ikraan waxaan leeyahay guurkiina Rabbi haka dhigo kii bulaala oo aad ka heshaan awlaad baari ah oo wax tara naftooda, waalidkooda, diintooda, dadkooda iyo dalkooda.
Hambalyo ayaan leeyahay lamaanaha is calmaday ee Maxamed Aden Colujoog iyo Ikraan Carab Muuse.
Aden Colujoog.