2    


SOMALI SERVICE
BBC 11:00 
BBC 14:00
BBC 18:00

Islamic centers
in California

Islamic centers
in Arizona

Worldwide Prayer Times

Somali Links
A
Afrikadabari
Abudwaq
Aftahan
Alldalka.com
Allpuntland
Allwadani.com
Allwaamo.com
Aminarts
B
Bakaaraha.com
BBC L. Af som/ga
Biyokulule.com
Buurhakaba.com
Buuloburde.com
C
adayga Cayaaraha.com Cadaado.net
Ceelbuurnet
Ceelbuur Online 
Ceelwaaq.com
D
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
G
Geeska Afrika
Goldogobsite.com
Goobjoog
H
Hadrawi
Halgan
Hiiraan Online
Himilo 
Hiiraan.com
I
Idaacadda Qur'anka
Israac
Islam East Africa
Idamaale
J
Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
M
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Midnimo.com
S

Allgedo  News, January 6, 2008

Wafdi ka socda Midowga Yurub oo soo gaarey Magaalada Baydhabo, si ay u taageeraan Xukuumada Cusub

Baydhabo, Somalia (AOL) - Waxaa maanta soo gaarey Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay oo ah fadhiga Barlamaanka Soomaliya wafdi balaaran oo ka socda midowga Yurub si ay u taaageeraan dhismaha xukuumada cusub ee Ra’iisal wasaare Nuur Xasan Xuseen (Nuur cade) oo maalinimadii doraad lagu dhawaaqay.

Xubnaha Wafdiga Yurub ee maanta soo gaarey magalada Baydhabo ayaa waxa ka mid ahaa xubno ka socday Safaaradaha Faransiiska Ingiriiska, Talyaaniga iyo Dalka Jeega.  Waxa hor ka cayay wefdigaasi haweenayda faransiiska u fadhisa Kenya Elspeth, islamarkaana waxaa laga hadley caburinta lagu hayo saxaafada madaxa banaan ee Soomaalia ka howlgasha, waxayna isla maanta kulan mudo saacado qaatey ay la yeesheen Guddoomiyaha Baarlamaanka ahna kusimaha Madaxweynaha DFKMG ah ee Somalia Sheikh Aadan Madoobe iyo Ra’iisal wasaare Nuur Xasan Xuseen (Nuur cade).

Gabogabadii kulanka ayaa waxa ka soo baxay sharuudo culus kuwaas oo ay ka mid yihiin in Baarlamaanka FKMG ah uu meel mariyo xukuumada cusub, in xubnaha Beesha caalamka ay bixin doonaan laga bilaabo bishaan bil walba in xilibaan walba ay siin doonaan lacag gaaraysa $1200 oo Dolar, islamarkaana uu joogidoono goobjooge ka socda Hay’adda UNDP kaasoo la socon doona sida ay u dhacaan kulamada Barlamaanka Soomaliya, waxaa ayna tilmameen Mudanahii ka maqnaada kulamada Baarlamaanka in uusan heli doonin wax Mishaar ah, waxana ugu baaqeen xukuumada Somalia in ay soo bandhigto canshuuraha ay qaado iyo sida ay ku baxayaan.



Shuceyb Shire, Allgedo/Baydhabo.




Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

 

 

                            Allgedo  Online © 2006 - All Rights Reserved.                        
 Contact us at:
allgedo@allgedo.com