2    


SOMALI SERVICE
BBC 11:00 
BBC 14:00
BBC 18:00

Islamic centers
in California

Islamic centers
in Arizona

Worldwide Prayer Times

Somali Links
A
Afrikadabari
Abudwaq
Aftahan
Alldalka.com
Allpuntland
Allwadani.com
Allwaamo.com
Aminarts
B
Bakaaraha.com
BBC L. Af som/ga
Biyokulule.com
Buurhakaba.com
Buuloburde.com
C
adayga Cayaaraha.com Cadaado.net
Ceelbuurnet
Ceelbuur Online 
Ceelwaaq.com
D
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
G
Geeska Afrika
Goldogobsite.com
Goobjoog
H
Hadrawi
Halgan
Hiiraan Online
Himilo 
Hiiraan.com
I
Idaacadda Qur'anka
Israac
Islam East Africa
Idamaale
J
Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
M
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Midnimo.com
S

Allgedo  News, January 7, 2008

Maamulka Degmada Baardheere oo mar kale ka hadley xaalada buundada Baardheere ay ku sugan tahay

Baardheere, Somalia (AOL) - Maamulka degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa qeylo dhaan xoogan kasoo saaray xaalada ay haatan ku sugan tahay buundada Baardheere iyadoo qeybo ka mida buundadaasi ay dunsan tahay ilaa bishii 10 aad ee sanadkii la soo dhaafey mana jirto cid iska xil saartay dhisida buundadaasi haddii ay ahaan lahaayeen Hay’ado Samafal, Jaliyadaha Gobolka ee dalka dibadiisa iyo Dowlada KMG intaba.

Gudoomiyaha Maamulka Degmada Baardheere Bare Cabdi Ismaaciil oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in DKMG iyo hay’adaha sama falka ay iska kaashadaan sidii loo daba qaban lahaa bur burka xoogan ee ku yimid buundada isku xirta Baardheere, Gobolka intiisa kale iyo wadamada Deriska ah.

Gudoomiyaha waxaa uu inta raaciyay in xaalada nololeed ee ka taagan magaalada Baardheere ay sii adkeysay Bur burka soo wajahay Buundadaasi maadaama buu yiri ayan u soo gudbi karin shixnadaha ganacsi iyo gar gaar ee uga yimaada gobolada dalka iyo dalalka dariska la ah gobolkaasi.

Dhowr mar oo hore ayaa waxaa qeylo dhaan ku aadan Buundada ay ka soo yeertay odayaasha iyo wax garadka Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo taasoo ayan wax jawaab ah ka helin sidii loo dhisi lahaa Buundadaasi, mana jirto cid isku xil saartay wax ka qabashada burburka soo wajahay Buundadai waxaan ay u baahantahay dhismo xoogan oo wax ka badala sida ay haatan ku sugan tahay.


Axmed Cumar Saalixi, Baardheere-Gedo



Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

 

 

 
Waa kuwaan saddexdii warbixin ee hore ee ka hadlayay Buundada Buurdhuubo

                            Allgedo  Online © 2006 - All Rights Reserved.                        
 Contact us at:
allgedo@allgedo.com