SOMALI SERVICE
BBC 11:00 
BBC 14:00
BBC 18:00

Islamic centers
in California

Islamic centers
in Arizona

Worldwide Prayer Times

Somali Links
A
Afrikadabari
Abudwaq
Aftahan
Alldalka.com
Allpuntland
Allwadani.com
Allwaamo.com
Aminarts
B
Bakaaraha.com
BBC L. Af som/ga
Biyokulule.com
Buurhakaba.com
Buuloburde.com
C
Cadayga Cayaaraha.com Cadaado.net
Ceelbuurnet
Ceelbuur Online 
Ceelwaaq.com
D
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
G
Geeska Afrika
Goldogobsite.com
Goobjoog
H
Hadrawi
Halgan
Hiiraan Online
Himilo 
Hiiraan.com
I
Idaacadda Qur'anka
Israac
Islam East Africa
Idamaale
J
Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
M
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Midnimo.com
S

Allgedo News, April 27, 2008

War Deg ah oo la xariira doorashadii gudoomiyaha Gobolka Gedo oo maalin lasoo hor mariyay

Garbahaarey, Somalia (AOL) - War mar dhow aan ka helnay guddiga qaban-qaabada doorashada gudoomiyaha Gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkii horay loo qorsheeyay in ay doorashada gudoomiyaha gobolka Gedo ka dhacdo Garbahaarey Talaado, April 29, 2008, hadda hal maalin lasoo hor mariyay oo ay dhici doonto maalinta beri ah oo ay taariikhdu tahay Isniin, April 28, 2008, saacaddu markii ay tahay 9:00 am.

Warku waxaa kale oo uu sheegayaa in degmada Luuq oo horay looga reebay in ay ka qeyb qaadato doorashada ka dhaceysa Garbahaarey, taasoo sabab looga dhigay in natiijadii kasoo baxday doorashadii ka dhacday Luuq ay aheyd mid la'isku haysto oo uu buuq ka taagan yahay hadda laga heshiiyay oo loo ogolaaday in ay ka qeyb gasho doorashada ka dhaceysa beri subax caasimadda gobolka Gedo ee Garbahaarey.


Axmed Cumar Saalixi, Garbahaarey, Somalia.




Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com


 

 

                            Allgedo  Online © 2006 - All Rights Reserved.                        
 Contact us at:
allgedo@allgedo.com