2    


SOMALI SERVICE
BBC 11:00 
BBC 14:00
BBC 18:00

Islamic centers
in California

Islamic centers
in Arizona

Worldwide Prayer Times

Somali Links
A
Afrikadabari
Abudwaq
Aftahan
Alldalka.com
Allpuntland
Allwadani.com
Allwaamo.com
Aminarts
B
Bakaaraha.com
BBC L. Af som/ga
Biyokulule.com
Buurhakaba.com
Buuloburde.com
C
adayga Cayaaraha.com Cadaado.net
Ceelbuurnet
Ceelbuur Online 
Ceelwaaq.com
D
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
G
Geeska Afrika
Goldogobsite.com
Goobjoog
H
Hadrawi
Halgan
Hiiraan Online
Himilo 
Hiiraan.com
I
Idaacadda Qur'anka
Israac
Islam East Africa
Idamaale
J
Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
M
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Midnimo.com
S

Allgedo  News, January 4, 2008

Gudoomiyaha Gobolka Gedo Mudane Aadan Ibraahin Aw-Xirsi (Cirro) oo hanbalyo u diray Cabdirisaaq Ashkir oo ka mid noqday Golaha Wasiirada Cusub ee DFKG ah ee Soomaaliya

Garbaharey, Somalia (AOL) - Gudoomiyaha Gobolka Gedo - Mudane Aadan Ibraahin Aw-Xirsi (Cirro) oo haatan ku sugan Caasimada G/Gedo ee G/harey ayaa markii ugu horaysay caawa hanbalyo u diray Cabdiriqaas Ashkir oo ka mid noqday golaha Wasiirada Cusub ee Dowladda Fadaralka Kumeel Gaarka ah ee Soomaaliya.

Gudoomiye Aw-Xirsi ayaa ku tilmaamay Wasiirka Horumarinta Gobolada ee Dowlada Fadaralka Kumeel gaarka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiriqaas Ashkir Nin oqoon leh kuna hoboon xilka loo maga caabay isla markaasna gudan kara shaqada iyo waajibaadka saaran, loogana fadhiyo in uu wax weyn ka badali doono guud ahaan DFKG ah ee Soomaaliya gaar ahaana shaqada loo magacaabay.



Nur-yare Maxamed
G/harey, Somalia



Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

 

 

                            Allgedo  Online © 2006 - All Rights Reserved.                        
 Contact us at:
allgedo@allgedo.com